Khamiis
21.5
Filim ka yimid falastiin
Filimka la magacbaxay "Palestine 36" waxaa la dhigay sanadkii 1936. Yusuf Afra iyo Khalid ayaa ka sheekaynaya qisadooda. Waxay la kulmeen isbadalo waaweyn. Waxyaabaha uu filimku ka hadlayo waxaa ka mid ah rajada, siyaasadda iyo halganka xorriyadda. Wuxuu ku baxayaa luqadda arabic. Halka turjumaada qoraalkuna ay tahay: Englisch, Deutsch, Französisch. Xafiiska MAPS wuxuu bixinayaa 3×2 kaar oo bilaash ah. Wac lambarkan: 044 415 65 89 ama u gu dir farriin E-Mail maps@aoz.ch.