MAPS Züri Agendadiisa waxaay ku ogeysiineysaa ama sameyneysaa la qabsasho dhaqan
Waxyaabaha meeshaas lagu qabto oo luqado badan lagu turjimay
Agenda Zuri MAPS waxay ku ogeysiinaysaa bil walba waxa ka dhacaayo magaalada Zurich, dhanka Hiddaha iyo dhaqanka iyo wixii kaloo aad dooneysid in aad arakto ama ka qeybgashid, ayadoo raqiis ah. Afafka lagu turjimay waa: Albanish, Carabi, Bosnish/Serbish/Krowatish, Ingriss, Fransiis, Talyaani, Persish, Portogish, Rush, Spanyool, Tamiil, Turkish. Laga bilaabo sannadka 2015 waxaa kaloo soo baxayo asagoo af Mandarin, Somali iyo Tigrinya ku qoran.
Qofkii wax ogsan, ayaa ka qeyb gelli karo
Aqbaartaas qoran waxaa marka qowaad loogu talo galay dadka afka ajnabiga ku hadlo oo mar dhaw soo galay, oo lacag badan heysanin. Aqbaartas oo afkaaga hooyo ku aqarisatay waxay kuu surto gelinaysaa in aad qeb ka qaadato nolosha dad wenaha ku noolyihiin oo aad la simnaato dadka kale. Oo aad la midnoqoto.
MAPS Qof kasto
Waxaa loo diraa oo dalbaday dadkii rabo iyo kuwa xariirka la leh dadka afka ajnabiga ku hadlo, Sozialka (Gemainde) Skooladka luqadaha laga barto, Xerooyinka Sozialka, Xerooyinka guud, Jaliyaddaha ajnabiga, Dhakhatirta xafiiskooda iyo wixii la mid ah.
Bilwalba markey soo baxdo Agendadaas waxaa ka arki kartaa ayadoo ah daabicid aqbar toss Komputerka, ayadoo la daabacayna waxaad ku dalban kartaa markaad dhibto waxyar oo lacag ah dalbasho. Waxaad ka dalbankartaa 044 415 65 89, ama E-Mailka ayaad ku soo dalbankartaa /Joojin kartaa ama waxaad isticmaali kartaa Vomkeyna.
Waxaa sameeyo MAPS
Mashruuca MAPS waxaay ka tirsanyihiin: Masuulka mashruuca, ku xigeynkiisa iyo 15-20 bilash ku turjimo iyo 5-7 postada qaado ama qeybiyo.
Gacanta Dadweynaha ayaa kaalmeyso la qabsashada dhaqanka
Marka kowaad oo ay soo baxday MAPS Züri Agendadeeda waxey aheed xilliga kullelah 2011. Ilaa 2006 waxaa daabacaayey AOZ ayagoo ay shaqadaas u qabanaayeen Magaalada Zürich. Masuuliinta Mashruuca waxey ku farxaayaan qofkii iyo hayadii kalmeyneyso sie ay horumar u gaarto Mashruucaas. Nala soo xariira.